Home » FIKRADO

FIKRADO

Sirta Ganacsiga..10 Tallaabo oo Lagama Maarmaan U ah Guulaha Ganacsi

RadioWadani-Horumarka teknoloojiyaddu cusub waxa uu  keenay in meesha laga saaro afkaartii hore ee ahayd in dadka taajirka ah ay yihiin oo qura dad da’weyn oo waayo badan usoo dhabar adaygay waayaha nolosha iyo isbedbedelkeeda. Waxaa hadda dunida jooga jiil cusub oo dhalinyaro ah oo hadana noqday dadka ugu hantida badan dunida, waxaa ka mid ah  29 dhalinyaro  da’doodu ay ka ...

Read More »

WADANI FM ;ka hel firkado wanagsan

WADANI FM- 1- Wax kasta oo aad Bilaabeysid ku Biloow Bismillaah. oo ka Mahad-celi Wanaag kasta. Ka Towbad keen Xumaan & Dembi kasta. Carabkaagana Bar Xuska Alle Xilli kasta. 2- U noolow si Caadi ah si kasta oo ay Derajadaada Aduunka u Sareyso. 3- Ha isku Bedelin si ay Dadka kuu Jeclaadaan. Ahow mar kasta Qofka aad tahay. 4- Dhoolacadee ...

Read More »