Home » WORLD NEWS

WORLD NEWS

Sidee dadka Reer Suudaan u arkaan Maxkamadeynta Al-Bashiir?

RadioWadani(20-8-2019)Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xassan Al-bashiir ayaa Isniintii shalay ka soo muuqday Maxkamad si uu u wajaho eedo dhinaca musuqa ah, afar bilood ka dib markii miltariga dalkaasi ay xukunka xoog uga rideen. Bashir, oo dalkaasi oo xukumayay muddo 30 sanadood ah ayaa ku eedeysay inuu si sharci darra ah u heystay lacag qalaad iyo inuu hadiyado ku ...

Read More »

Maydkii Saxafigii Jamaal Khashoggi Oo La Sheegay In Aashito Lagu Baabi’iyey

Yasin Aktay oo ah La-taliyaha Madaxweynaha Turkiga waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu maanta siiyey Wargeyska Hurriyet ee ka soo baxa Turkiga. Waxa uu xusay in Sirdoonkii Sacuudiyaanka ee dilay Saxafigaasi jarjareen maydkiisa, si aan loo helin raad-raaca baarista maydkiisa. Hadalkaasi ayaa ku soo beegmay iyadoo ay Baarayaasha Turkiga weli ku guda jiraan baaritaanka kiiskaasi. Dhinaca kale, Amiir Maxamed ...

Read More »

Mareykanka oo Turkiga ka codsaday caddeymo la xiriira Jamal Khashoggi

Mareykanka ayaa ka dalbaday xukuumadda Turkiga in ay la wadaagto cod la sheegay in uu caddeyn u yahay in saxafiga Jamal Khashoggi lagu dilay gudaha qunsuliyada Sacuudiga. “Waan ka codsanay,haddii ay jirto,” waxaa sidaasi aqalka cad wariyayaasha ugu sheegay madaxwayne Donald Trump told reporters at the White House. Madaxwayne Donald Trump ayaa beeniyay in uu difaacayo boqortooyada Sacuudiga taasi oo ...

Read More »

UNICEF and Save the Children call for action to help children affected mass IDP settlement evictions in Mogadishu

WADANIFM-The recent unannounced destruction of several informal settlements on the outskirts of Mogadishu, together with the forced evictions of thousands of families living there, are having devastating effects on children, UNICEF and Save the Children said today. More than 4000 families lost their property and many lost their livelihoods, during the evictions at more than 21 settlements at Km13, Kahda ...

Read More »

Somali president refuses to meet Israel’s Netanyahu.

Somali President Mohamed Abdullahi “Farmajo” Mohamed has refused to meet Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu during a visit to Kenya. Farmajo was in Kenya to attend an African Heads of State meeting in Nairobi. Hamas praised the leader’s move in standing in the face of the oppressor and refusing to meet him. Senior Hamas member, Mousa Abu Marzouq, said: “With ...

Read More »

Dagaallo ka dhex qarxay Daalibaan iyo Daacish

WADANIfm-Dagaalo xooggan oo malamo socday, kuwaas oo dhex maray kooxaha Daaliban iyo Daacish ee dalka Afghanistan, ayaa lagu soo warramayaa in labada dhinacba ay khasaare xooggan gaarsiiyeen. Dagaalka ayaa horaantii toddobaadkan ka qarxay degmada Khogyani ee gobolka Nangarhar, kadib markii dagaalyahanada Daacish ay weerar ku qaadeen fariisimo ay haysteen Daalibaanka. Isku dhacyadan ayaa boqolaal qof oo shacab ah ka barakiciyey ...

Read More »

Why the U.S. Military is in Somalia.

WADANI FM -Somalia collapsed as a state, beginning in the late 1980s, and the Somali people have suffered some 30 years of war, displacement, and famine ever since. The Somali conflict has crossed borders, primarily into Kenya, where large-scale and high profile terrorist attacks have killed hundreds of innocent civilians, including college students in their dormitories and shoppers in a ...

Read More »